For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Wasakh qaadis.

Wasakh qaadis

Bulaacad wada wasakh

Wasakh qaadis (Af Ingiriis : sewage; Af Carabi : ar‎) waa nidaamka iyo habka maamulida wasakhda dadka iyo xayawaanka. Dunida maanta casriga ah waxaa jira nidaamyo badan oo wasakhda dadka looga qaado meelaha dadku ku nool yihiin ilaa meelo loogu talogalay wasakhdaasi. Musqulaha magaalooyinka waxay si toos ah ugu xidhan yihiin shabakad bulaacado ah kuwaasi oo safriya wasakhdaasi.[1]

Bulaacadaha qaada wasakhda waa dhismeyaal weyn oo ka samaysan dhagaxaan, biro iyo qalab kale oo badan kaasi oo mara dhulka hoostiisa.[2]

Wasakhqaadeyaashu waxay ka mid yihiin kaabayaasha bulshada kuwaasi oo laga helo waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah.[3] Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.[4]

Hordhac

Wasakhqaadistu waa habka qashinka looga qaado musqulaha ilaa meelo gaar ah oo loogu talogalay qashinkaasi. Wasakhqaadistu waa mid muhiim u ah caafimaadka iyo nadaafada magaalooyinka iyo goobaha dad badan ku nool yihiin. Waa marka horee, biyoxidheenadu waxay sameeyaan biyo keydsan oo dadka iyo xayawaanku isticmaali karaan. Sidoo kale, waxaa laga sameeyaa korontada biyaha oo ah hab raqiis ah oo lagu sameeyo koronto.[5][6]

Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[7]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Corcoran, E., C. Nellemann, E. Baker, R. Bos, D. Osborn, H. Savelli (eds) (2010). Nuqul Archive (PDF). UNEP/GRID-Arendal. ISBN 978-82-7701-075-5. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-12-18. Soo qaatay 2017-06-11.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin) "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-12-18. Soo qaatay 2017-06-11.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 8 April 2009. Soo qaatay 9 November 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)http://www.bartleby.com/
  3. . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
  4. O'Sullivan, Arthur; Sheffrin, Steven M. . Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN 0-13-063085-3.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Günther Garbrecht: "Wasserspeicher (Talsperren) in der Antike", Antike Welt, 2nd special edition: Antiker Wasserbau (1986), pp.51–64 (52)
  6. S.W. Helms: "Jawa Excavations 1975. Third Preliminary Report", Levant 1977
  7. Fulmer, Jeffrey. PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Wasakh qaadis
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 ๐ŸŽ‰! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?