For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Carabi.

Carabi

Buug ku qoran Carabi: „Waqtiga Is - dhiibidda runta ah Eebbe”[1]
Af-Carabi
العَرَبِيَّة
al-ʻarabiyyah
al-ʿArabiyyah in written Arabic (Naskh script)
Dhawaaq/ˈʕarabiː/, /ʔalʕaraˈbijja/
Dhalad u ahWadanada Jaamacada Carabta, iyo deegaano kale oo ka tirsan Afrika, Aasiya iyo Yurub
U ah afka hooyo290 million - 420 million  (2017)[2][3]
Qoyska luqada
  • Semitic
    • Galbeedka Semitik
Early forms:
Af-carabi wakhti hore
Af-Carabigii hore
Af-Carabigii dhexe
  • Af-Carabi
Standard forms
Modern Standard Arabic
Dialects
Yememni
Judeo-Arabic
Hab qoraalkaFar Carabi
Arabic Braille
Syriac alphabet
Hebrew alphabet
Greek alphabet
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiAf-Carbigu waa luuqada dowliga ee 28 wadan, iyo luuqada sadexaad ee ku xigta Af-Ingiriiska iyo Af-Faransiiska
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay
Koodka luqada
ISO 639-1ar
ISO 639-2ara
ISO 639-3ara – inclusive code
Individual code:
arq
Luqadda la adeegsado12-AAC
Wadanada Af-Carabigu ka yahay luuqada koowaad (midabka cagaarka)
cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga; buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo; buluuga khafiifka ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin
(({1))}

Luqada Carabiga (Af Ingiriis : Arabic; Af Carabi: لغة عربية) waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay.

Luqadaha ka tafiirmay

Carabi
wadama looga hadlo afka carabiga 1-cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga 2-buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo 3-buluuga biyo biyaha ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin
  • Af-Turki
  • Af-Faarisi Waa afka Iiraan lagaga hadlo
  • Af-Kurdi Waa afka ay kuhadalaan shacabka kurdida ee kunool wadamada Turkiga ciraaq siiriya iyo Iiran
  • Af-Indunuusiyaan Waa luqada rasmiga h ee wadanka Indunisiya
  • Af-Isbaanish waa af wadamo badan u rasmiah oo ay kamid tahay wadanka Isbania

Qaybaha dhawrista fiilka Carabiga

Waxaa jira 19 qaybood oo dhawrista fiilka carabiga. Waxay tahay:

  • Qaybaha I:
    • فَعَلَ يَفْعَلُ
    • فَعَلَ يَفْعِلُ
    • فَعَلَ يَفْعُلُ
    • فَعِلَ يَفْعَلُ
    • فَعِلَ يَفْعِلُ
    • فَعُلَ يَفْعُلُ
  • Qaybaha II:
    • فَعَّلَ
    • يُفَعِّلُ
    • تَفعِيل، تَفعَال، تَفعِلَة، فِعَّال
  • Qaybaha III:
    • فَاعَلَ
    • يُفَاعِلُ
    • مُفَاعَلة، فِعَال
  • Qaybaha IV:
    • أَفْعَلَ
    • يُفْعِلُ
    • إِفْعَال
  • Qaybaha V:
    • تَفَعّلَ
    • يَتَفَعّلُ
    • تَفَعّل، تِفِعَّال
  • Qaybaha VI:
    • تَفَاعَلَ
    • يَتَفَاعَلُ
    • تَفَاعُل
  • Qaybaha VII:
    • إِنْفَعَلَ
    • يَنْفَعِلُ
    • إِنْفِعَال
  • Qaybaha VIII:
    • إِفْتَعَلَ
    • يَفْتَعِلُ
    • إِفْتِعَال
  • Qaybaha IX:
    • إِفْعَلَّ
    • يَفْعَلُّ
    • إِفْعِلَال
  • Qaybaha X:
    • إِسْتَفْعَلَ
    • يَسْتَفْعِلُ
    • إِسْتِفْعَال
  • Qaybaha XI:
    • إِفْعَالَّ
    • يَفْعَالُّ
    • إِفعِيلَال
  • Qaybaha XII:
    • إِفْعَوْعَلَ
    • يَفْعَوْعِلُ
    • إِفْعِيعَال
  • Qaybaha XIII:
    • إِفْعَوَّلَ
    • يَفْعَوِّلُ
    • إِفعِوَّال
  • Qaybaha XIV:
    • إِفْعَنْلَلَ
    • يَفْعَنْلِلُ
    • إِفعِنلَال
  • Qaybaha XV:
    • إِفْعَنْلَى
    • يَفْعَنْلَى
    • إِفعِنلَاء
  • Qaybaha Iq:
    • فَعْلَلَ
    • يُفَعْلِلُ
    • فَعلَلَة، فَعلَال، فِعلَال، فُعلَال
  • Qaybaha IIq:
    • تَفَعْلَلَ
    • يَتَفَعْلَلُ
    • تَفَعْلُل
  • Qaybaha IIIq:
    • إِفْعَنْلَلَ
    • يَفْعَنْلِلُ
    • إِفعِنلَال
  • Qaybaha IVq:
    • إِفْعَلَلَّ
    • يَفْعَلِلُّ
    • إِفْعِلْلَال

Halka ay kasoojeedo carabigu

Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya

Meelaha laga isticmaalo xuruufta Af Carabiga

Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga
Aduunka meelaha laga isticmaalo.
Aduunka meelaha laga isticmaalo.
→ Wadamada sida rasmiga ah u isticmaala xarfaha luqada carabiga.
→ Wadamada aan sida rasmiga ah u adeegsan xuruufta af carabiga.


[4]

  1. المكتبة
  2. Ethnologue. Simons, Gary F. and Charles D. Fennig (eds.). 2017. Ethnologue: Languages of the World, Twentieth edition //www.ethnologue.com/language/ara. Soo qaatay 21 March 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . 18 December 2014 http://www.unesco.org/new/en/unesco/events/prizes-and-celebrations/celebrations/international-days/world-arabic-language-day/. Soo qaatay 12 February 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. https://www.britannica.com/topic/Arab
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Carabi
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?