For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Dhisme.

Dhisme

Dhismeyaasha Xaafada Axmed Guray, magaalada Boorama, Somaliland.
Dhismaha xarunta Shirkada Isgaariinta Hormuud magaalada Muqdisho, Soomaaliya.

Dhisme (Af Ingiriis : Building; Af Carabi : ar‎) waa shey weyn oo ka samaysan sees, gidaaro, saqaf (roof), albaabo iyo daaqado kaasi oo noqon kara aqal ama wershad. Sida caadiga ah dhismuhu wuxuu soo maraa hab iyo nidaam loo yaqaano dhisid, kuwaasi oo qaradooda iyo weynidoodu kala weyn tahay.[1] Sida caadiga ah, dhisidu way ka duwan tahay wax samaynta, sababtoo ah waxaa nidaamka dhisidu leeday wado u gaar ah.

Hordhac

Dhisidu waa habka samaynta dhisme laga kor taagay oogada sare ee dhulka. Dhisidu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood kuwaasi oo ugu muhiimsan tahay dhisida dhismeyaal waaweyn sida dabaqyo dhaadheer, laamiyada waaweyn, buundooyinka iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhisida ka mid ah dhismayaasha yaryar sida aqalada iyo wixii la mid ah.[2]

Nidaamka Dhisida

Sida caadiga ah, dhisidu waxay ka soo bilaabantaa heshiiska shirkada wax dhisaysa iyo cida maalgelinaysa. Shirkada dhismuhu waxay leedahay khubaro iyo injineero isla markaaba diyaariya shaxda dhismaha.[3] Marka la isla afgarto shaxda iyo qaabka dhismaha ayaa waxaa bilaabanta dhisida seeska dhismaha, sidaasi ayaa marba wax loogu sii daraa ilaa dhismaha laga dhamaystirayo.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Compare: , Merriam-Webster http://www.merriam-webster.com/dictionary/construction, soo qaatay 2016-02-16, [...] the act or process of building something (such as a house or road) [...].  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Halpin, Daniel W.; Senior, Bolivar A., (4 ed.), Hoboken, NJ: John Wiley & Sons, p. 9, ISBN 9780470447239 https://books.google.com/books?id=ky1GHdiORn4C, soo qaatay May 16, 2015  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Chitkara, K. K., New Delhi: Tata McGraw-Hill Education, p. 4, ISBN 9780074620625 https://books.google.com/books?id=nmiMyNhKQooC, soo qaatay May 16, 2015  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Dhisme
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?