For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Suugo.

Suugo

Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada.
Suugo leh khudaar iyo ukun
Noocyo kala duwan suugo ah iyo hilib xaniid
suugo iyo hilib: disdiyo suugo cas (bidix), iyo suugo karaysa (midig)

Suugo (Af Ingiriis : sauce; Af Carabi : ar‎) waa nooc ka mid ah cuntada taasi oo inta badan lagu kor daro bariiska, baastada, makaroonaha, canjeerada, rootida, sabaayada, malawaxa iyo wixii la mid ah. Sida la ogyahay suugadu waxay ka sameysan tahay khudaar, saliid, hilib, xawaash, milix iyo biyo la isku kariyay. Suugadu waa dareere mararka qaar khafiif ah, jaamud ama dhexdhexaad ah.[1] Sidoo kale, suugada waxaa la cunaa inta ay kulushay, laakiin meelaha qaar waxaa la isticmaalaa suugo qaboow. Dadka khabiirka ku ah cuntada waxay diyaariyaan noocyo badan oo suugo ah, taasi oo leh midabo iyo dhadhan kala duwan. Marka la diyaarinayo suugada waxyaabaha la iskudaro ayaa inta ugu badan si xirfad leh loo kululeeyaa ka dib lagu daraa xawaash udgoon ka dhiga.


Dadka Soomaalida

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee suugada. Inta ugu badan waxaa la cunaa suugada wakhtiga quraaca, qadada iyo cashada, laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada suugada ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah suugo cas iyo suugo cad. Dadka Soomaalidu waxay suugada ka diyaariyaan hilib, khudaar, milix, saliid, biyo iyo xawaash kuwaasi oo si xirfad leh loo karkariyo ilaa ay gaadho heer nooca loogu talogalay ah.

Noocyo kala duwan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Suugada iyo Cuntooyin Kale

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Banaanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Suugo
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?