For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Afarta xilli.

Afarta xilli

Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada
Jawiga
 
Afarta Xili

Gu · Xagaa
Dayr · Jiilaal

Xilliyada dhulbarah

Abaar
Aaran

Dabayl

Mahiigaan · Gugac
Onkod · Daad
Naq · Biyo baxo
Fatahaad
Dabayl Baraf
Dabayl ciiid

Roob

Caad · Roob · Xagaa
Ceeryaamo · baraf
Mir · Qaboq
Qaanso Roobad

Category:Template

Jawiga · Cimilada
Dabayl · Huur
Kulaylka · Hawada-wasaq

Qaybta jawiga

Afarta xilli (Af Ingiriis : seasons; Af Carabi : ar‎) waa xilliyada afarta ah ee jawiga iyo [cimilo|cimilada]] aduunka wakhti dhan hal sano (356 maalmood).

Gu, Xagaa, Dayr iyo Jilaal waa afarta xilli uu ka koobanyahay sanadka soomaalida.


  • Gu,(Spring) Waa xilli roobeedka ugu muhiimsan xilliyada uu dalkeennu roobka helo wuxuuna ka bilowdaa (Maarso, Abriil iyo Maayo).
  • Xagaa(Summer) Waa waqti uu wadanka ka da'o roobab yaryar oo looyaqaano xagaa (Yuunyo, Luulyo iyo Agoosto).
  • Dayr(Automn) Waa xilli roobaad roob badani da,o hayeshee waxaaa ka badan Guga, (Sebtembar, Oktoobar iyo Nofembar ).
  • Jiilaal,Jiilaal(Winter) Xiliga diraacda ama Jiilaalkuk waa xiliga ugu Qabaw uguna qaleylka badan ( Decembar, Janaayo iyo Febraayo)

Haddaba xilliyadan aan soo xusnay waxaa mararka qaar dhacda in ay wax iska baddalaaan oo roobabkii di,i lahaa ay baaqdaaan sababo la xiriira isbaddalka cimalada adduunka ee sii kululaanaysa oo saamayn ku yeelatay dalka oo dhan.

mahadsanidiin


Afarta xilli
Gu Xagaa Dayr Jiilaal
Gu-ga doogga iyo ubaxa Xeeb xili qorax dhac Dayr xilli ay geedaha caleentu ka dhacday Baraf dul saaran geedaha xilliga Jiilaanla
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Afarta xilli
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?