For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Xarunta Ganacsiga Aduunka.

Xarunta Ganacsiga Aduunka

Qora By Abdifatah Mohamed Adam
Kani waa maqaal ku saabsan waax ka mid ah Ururka Ganacsiga Aduunka.
Boga "ITC" halkan ayaa laga soo toosiyay
Xarunta Ganacsiga Aduunka
International Trade Center
مركز التجارة الدولي


NuucaUrur iskuxidha ganacsiga iyo iibsiga bulshooyinka
Xaaladda SharciHada shaqaysa
XaruntaJeniifa, Iswisarland
Luqadaha RasmigaAf-Ingiriis, Af-Faransiis, iyo Af-Isbanish
Websitewww.itc.org


Xarunta Ganacsiga Aduunka (Af Ingiriis : International Trade Center; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo ITC) waa wakaalad hoostagta Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) iyo Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (UNCTAD) taasi oo ka talabixisa arimaha khuseeya ganacsiga caalamka. Halka Ururka Ganacsiga Aduunku inta ugu badan ku mashquulsan yahay sameeynta sharciyada ganacsiga caalami, iyo UNCTAD ka shaqeeyso cilmibaadhis iyo gargaarid, Xarunta Ganacsiga Aduunku waxay si hoose oo ayada u khaas ah uga shaqeeysaa caawinta horumarka dhaqaalaha iyo hirgalinta ganacsiga wax dhoofinta iyo soo dhoofsashada wadanada. Inkastoo ururkani dhinac ahaan ka tirsan yahay Qaramada Midoobay hadana shaqada uu Ururka Xarunta Ganacsiga Aduunku qabto ma ahan mid hayadaha kale farogalin iyo ka qeyb qaadasho ku leeyihiin.

Guud ahaan, Xarunta Ganacsiga Aduunku waxay xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland iyo hal xafiis Caasimada Meksiko.




Shirka Ganacsiga iyo Horumarinta QM

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Xarunta UNCTAD ee Jeniifa

Shirka Ganacsiga iyo Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Conference on Trade and Development, loo soo gaabiyo: (UNCTAD); Af Carabi : ar‎) waa hay'ad ka tirsan Ururka Qaramada Midoobay taasi oo la aasaasay sanadkii 1964. Ururka UNCTAD waa xubin aad muhiim u ah oo ka tirsan Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo shaqadeeda ugu muhiimsan tahay ganacsiga, maalgashiga iyo waxyaabaha la xidhiidha horumarka.

Hadafka koowaad ee ururku waa: "in kor loo qaado ganacsiga, maalgashiga ajaanib, iyo fursadaha horumarin ee wadanada soo koraya. Sidoo kale ururku wuxuu u hiilan yahay oo diyaar u yahay inuu caawiyo dadaalada isla markaana tilmaan iyo talobixin siiyo dhaqdhaqaaqyada lagu horumarinayo dhaqaalaha."[1]

Intaas waxaa dheer in ururka UNCTAD ka qeyb qaato xidhiidhka iyo horumarinta ganacsiga, gargaarka baniaadamtinimo, socdaalka, dhaqaalaha, iyo teknoolojiyada. Sida caadiga ah xubnaha ururku waxay kulmaan halmar afartii sano, xafiiska xoghaynta wuxuu si rasmi ah ugu yaala magaalada Jeniifa.

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Banaanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. From official website

Abdifatah mohamed adam shardi

{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Xarunta Ganacsiga Aduunka
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?