For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Qoraa.

Qoraa

Qoraa Turki ah
Gaandi oo wax Qoraya

Qoraa (Af Carabi : ar‎. Af Ingiriis : Writer) waa qofka allifa  qora buugaagta sheekooyinka, kitaabada iyo riwaayadaha. qoraanimadu waa noocyo badantahay waxayna cuskantahay hibada wax qoraal ee dadka qaar ilaahay siiyo, oo lama oranayo cid walboo wax qortaa waa qoraa, saasoo ay tahayna qoraanida waxaa lagu kasban karaa aqoonta iyo wax barashada.

Qoraa wadartiisu waa Qoraayo, waxa la qoro waa Qoraal, meesha la dhigo waxa la qorayna waa Qor'ool (Maktabad)


Qoraallada Quduuska ah, gebi ahaan ama qayb ahaan, waxaa lagu heli karaa in ka badan 3,000 oo luqaddood. Dunida kama jiro buug sidaas oo kale loo turjumay.[1].

Qoraal

Qalinku waa furaha qoraalka

Qoraal (Af Ingiriis : writing; Af Carabi : ar‎) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu gudbiyo ama keydiyo fariin, warbixin, aqoon iyo akhbaar. Wax-qoridu waxay ka mid tahay isgaarsiinta dadka taasi oo ka turjunta luuqada, dareenka iyo macluumaadka dadka. Sida caadiga ah, qoraalku waa lamaanaha hadalka, sababto ah qoraalka ayaa hadal loo bedeli karaa ama hadal ayaa qoraal laga dhigi karaa. Sidaasi darteed ayaa wax-qoristu qeyb uga tahay aasaaska isgaarsiinta aadahama.

Sharaxaad

Qoraalku waa astaamo ka samaysan xarfo kaasi oo kooxdii dad ahi isla taqaano isla markaana ku salaysan dhawaaqa luuqad. Tusaale ahaa, Af-Soomaaligu wuxuu leeyahay hab qoris u gaar ah; taasi oo ka bilaabanta alifbeet, xarfo, iyo ereyo la iskuxidhay. Sidoo kale, alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[2]

Muuqaalo

Qoraalo Kale

Linkiyo kale

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Sidee Buu Abuuraha Inoogu Sheegaa Ballamadiisa Cajiibka Ah?
  2. name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92–96
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Qoraa
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?