For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Nayroobi.

Nayroobi

Coordinates: 1°17′S 36°49′E / 1.283°S 36.817°E / -1.283; 36.817 (Nairobi, Kenya)

Nayroobi
Nairobi leo.
Flag
Coat of arms
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Kenya" does not exist.
DalkaKiinya
GobolNayroobi
Area
696 km2 (269 sq mi)
Joogga
1,661 m (5,450 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan3,375,000
 • Cufnaanta dadka4,850/km2 (12,600/sq mi)
 [1]
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha020
Websitenairobicity.go.ke

Nayroobi waa caasimada dalka Kiinya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 3,138,295 oo qof (dad tiriskii 2009).Magaca Nayroobi waxoo ka imaaday afka Masaayda, waxaana laga wadaa biyo qaboow. nayroobi waa magaalada affaraad oo ugu weyn afrika, markii laga reebo Qaahiro, Lagos iyo Johannesburg, lama oga in ee ka weyntahay Muqdisho. Magaalada Nayroobi waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed 1899, waxaana waqtigaas la rabay in laga dhigo meel tareen isteeshin u ah tareenka ka soo baxo Yugandha isla markaas neh soo maro Mombaaso si oo u istaago nayroobi. Magaalada waxaa labedelay sanadka marka oo ahaa 1900 markii oo dab wada qabsaday magaalada.Taariikhda marka ee eheed 1907 Nayroobi waxee noqotay caasimada Bariga Ingriiska oo markaas la isku dhihi jiray wadamada Yugandha iyo Kenya. 1963 waxee magaalada noqotay caasimada dalka Kenya, waa markii oo wadanka xornimadiisa qaatay. Nayoobi waxaa ku yaalo garoonka diyaaradaha caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airport, waxoona ku yaalaa geeska magaalada nayroobi iyo garoon kale oo asiga neh ku yaalo gees kale oo magaalada ka mid ah, laakiin uma weyno sida Jomo Kenyatta. magaalada waxee leedahay sadax laami oo waaweyn oo kala tago mmbaaso iyo magaalo yaal badan oo yar yar iyo mid tago garoonka diyaaradaha caalamiga.

Cimilada Nayroobi

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Faahfaahin Cimilada Nayroobi
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.5
(77.9)
26.7
(80.1)
26.8
(80.2)
25
(77)
23.6
(74.5)
22.5
(72.5)
22
(72)
22.7
(72.9)
25
(77)
25.7
(78.3)
24
(75)
24.4
(75.9)
24.49
(76.09)
Maalinle °C (°F) 18
(64)
18.8
(65.8)
19.4
(66.9)
19.2
(66.6)
17.8
(64.0)
16.3
(61.3)
15.6
(60.1)
15.9
(60.6)
17.3
(63.1)
18.5
(65.3)
18.4
(65.1)
18.1
(64.6)
17.8
(64.0)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 10.5
(50.9)
10.9
(51.6)
12.1
(53.8)
13.4
(56.1)
12.1
(53.8)
10
(50)
9.2
(48.6)
9.1
(48.4)
9.7
(49.5)
11.3
(52.3)
12.7
(54.9)
11.7
(53.1)
11.06
(51.90)
Roobka mm (Faraha) 58.3
(2.295)
49.8
(1.961)
92.2
(3.63)
242.3
(9.539)
189.5
(7.461)
38.6
(1.52)
17.6
(0.693)
24
(0.94)
31.2
(1.228)
60.8
(2.394)
149.6
(5.89)
107.6
(4.236)
1,061.5
(41.791)
Dhexdhexaad. Xilli roobaadka (≥ 1 mm) 4 4 8 16 13 5 3 4 4 7 14 9 91
Saacadaha Bilaha qorraxda 288.3 268.4 266.6 204 189.1 159 130.2 127.1 180 226.3 198 257.3 2,494.3
Source #1: Hong Kong Observatory (1961-1990)[2] and World Meteorological Organisation[3]
Source #2: BBC Weather[4]


  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2020-08-31. Soo qaatay 2014-02-06.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Hong Kong Observatory. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-11-26. Soo qaatay 2013-09-07.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. "Nuqul Archive". World Meteorological Organisation (UN). June 2011. Waxaa laga kaydiyay the original 2008-04-18. Soo qaatay 2010-05-09.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. . BBC Weather http://www.bbc.co.uk/weather/184745. Soo qaatay 18 August 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Nayroobi
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?