Gaana
Coordinates: 6°40′N 1°37′W / 6.667°N 1.617°W
Ghana wegadu |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Afrika | |||||
Caasimada | Accra | |||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2014 qiyaas | 27,043,093 |
Taariikhda iyo meesha uu ka soo jeedo magaca Gaana. jamhuuriyadda Gaana waa wadan ku yaal Afrikada Galbeed Caasimaddiisu waa Magaaladda Akra ,Bedkiisu waa 238.540km2 Dadkiisana waxaa lagu qiyaasay 27.043.093 (qiyaastii 102 qof halkii km2)waxay xuduud la leedahay galbeed Costa d'Avorio,waqooyi Burkina Faso,koonfur gacanka Guinea,Dhulkii loo ya qiinay xeebtii dahabiga wuxuu xurnimada ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska sanadkii 1957 wuxuuna noqday wadankii ugu horreeyay ee saxaraha ka hooseeya,ee xornima qaata. gaana waxa uu xornimada siisay somalia kadib ciidan uu usoo diray ciidan military ah ooxoogan.
Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddnamha degaan Ghana
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Bangladesh: 2,000++
- Pakistan: 1000+
- United States: 1000
- Germany 3000+
- Switzerland1000+
- Nigeria 4000+
Dalal Madax Banaan | Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Equatorial Guinea · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Koonfur Suudaan · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha | |
---|---|---|
Dalal ismagacaabay | ||
Hoos taga |
| |
Gobollo lagu muransanyahay |
1000+
Text is available under the CC BY-SA 4.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.