For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Madaxwayne kuxigeen.

Madaxwayne kuxigeen

Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar‎; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal. Sida caadiga ah, madaxweyne ku xigeenku waxa uu madax u yahay dhamaan xubnaha dowlada ee madaxtooyada. Waxaa mararka qaar dhacda in ra'iisul wasaaruhu ka awood sareeyo madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne ku xigeenku waxaa inta ugu badan ku soo baxaa doorasho shacabka ama golle.

Madaxweyne ku xigeen waa nin madax ah oo madaxweynaha doorto. madaxweeyne kuxigeenka, waxaa loogu tala galay, haddii oo madaxweeynaha jiito, in oo booskiisa galo.

Dhinaca kale, ereyga "madaxweyne" waxaa sidoo kale isticmaala ururada madaxa banaan, shirkadaha ganacsiga iyo xisbiyada; kuwaasi oo macnaha ereygu u taagan yahay "qofka ugu sareeya ururkaasi ee go'aanka ugu dambeeya gaadhi kara". Madaxwayne kuxigeen waa jagada labaad ee dawlad shirkad amaba wax kasta oo xila oo leh madaxweyne.

Madaxweyne waa taliyaha ugu sareeya ee dowlad kaasi oo ku soo baxa doorasho shacab ama golle. Madaxweynuhu wuxuu talada heyn karaa wakhti go'an oo inta ugu badan u dhexeysa 4 sano ilaa 8 sano. Inta ugu badan dowlada caalamku waxay leeyihiin madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen kuwaasi oo talada la wareega wakhti isku mid ah. Hadii madaxweynaha wax gaadhaan ama geeriyoodo waxaa talada dalkaas la wareega madaxweyne ku xigeenka.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Madaxwayne kuxigeen
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?