For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Shiica.

Shiica

Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.
Kani waa maqaal ku saabsan mabda'a Shiicada ee qeybta ka ah diinta Islamka.
Islaam

Shiica (ingiriis: Shia; carabi: شيعة‎ "Shīʿah") waa waaxda labaad ee ugu weyn diinta Islaamka. Ereyga Shiica waxa laga keenay Shīʻatu Calī (شيعة علي) micnaheedu yahay "raacayaashii" ama "taageerayaashii" asxaabigii Cali bin Abi Dalib, ee nabi Muxamed (N.N.K.H) ilma-adeerka ahaayeen. Shiicadu waxay aaminsan yihiin in Cali bin Abi Daalab ahaa hogaamiyaha saxda ah ee diinta Islaamka geeridii Nabi Muxamed wixii ka dambeeyay. Sidoo kale farqiga u dhexeeya Shiicada iyo Sunniga waxaa ugu weyn waa siyaasad (cida saxda ah ee hogaanka diinta Islaamka qaban lahayd) iyo taageerada Cali bin Abi Daalab.

Shiicadu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood oo leh xoogaa kala duwanaansho ah. Dadka raacsan mabda'a "Labo-iyo-tobanle" (îthnā'ashariyyah) ayaa ah firqada ugu weyn ee Shiicada. Tiro koob la sameeyay 2009kii ayaa lagu ogaadey in Shiicadu tahay 13% shacabka Islaamka caalamka; in 14% ay ka tahay muslimiinta bariga-dhexe; iyo in 70% ilaa 80% Shiicada caalamka oo dhan ku nool yihiin afar wadan oo kala ah: Iiraan, Ciraaq, Hindiya iyo Bakistaan.

Mabda'a Shiicadu wuxuu ku salaysan yahay kitaabka Quraanka iyo xadiisyadii laga soo weriyey Nabi Muxamed ((NNKA); iyo buugaag ay qoreen culimo-diin, sida "Nahj al-Balagha". Intaas waxaa dheer in Shiicadu aaminsan tahay in Cali bin Abi Dalib ahaa hogaamiyaha ugu saxsan ee ku xiga Nabi Muxamed, ka dib ay ku sii xigi lahaayeen "Imaamyada". Sidoo kale waxaa Shiicadu leedahay xadhig dheer oo qadariya " dadka ku ehelka ah Nabi Muxamed" (loo yaqaano "ahlul al-Bayt"), kuwaasi oo la maamuso ama qadariyo ilaa maanta.

Guud ahaan Shiicada waxaa loo qeeybiyaa sadex waaxood: Labo-iyo-tobanle (īthnā'ashariyyah), Ismà'cīīli iyo Sacīidi; waxaana ugu weyn oo badan Labo-iyo-tobanlayaasha.

=Taariikh= Magaca shiico marki ugu horraysay ee uu soo ifbaxa waxay ahayd xilligi nabi muxamed (N.N.K.H) Ayadoo ay culimo badan oo muslimiin ah ay ay soo wariyeen in marki ay soo dagtay aayada ؤلائك هم خير البرية In uu rasuulku yiri waa cali iyo shiicadiisa waxaana jiri jiray rag loogu yeero shiicadi cali xilligi nabigu noolaa sida camaar binu yaasir iyo salman alfarisi r.c kadib geeridi nabiga kadib marki saqiifa lagu caleema saaray abu bakar ayay si fiican usoo if baxday shiicadi aaminsanayd in ahlal albaytka oo uu imam cali ugu horeeyo ay hogaaminta ummada xaq u leeyihiin.

Qeybaha Shiicada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Shiica
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?