For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Tawxiid.

Tawxiid

Tawxiid carabi towhiid lagu micneeyo kali all as minida iyo caqiidada inuu Niro ilaHay kali ahaanshadiisa iyo weyneysiinaya aayado la tixraacayo diinta Islaamka waa aasaaskuu ugu horeeya ee diitl Islaamka taasi oo faraysa aaminadain.

Arkaanta Towxiidka : wa 3 qodob oo kala ah Rubuubiyah, uluhiiya iyo Asma`wasifat. Hadda waxan soo qaadan doona 3das tiir, iyo waxay ka turjimaan. waxan ka sameynay muuqaal, halkaan ka daawo: Arkaanta Towxiidka

1. TowxiiduRubuubiyah: Waa rumeeyaa inuu Allaah yahay abuuraha, iyo qof lawadaagana uusan jirin. koonka asag abuurtay, wa maamulkiisa, asaga utaliya waxa gudaha kujira iyo waxa kabaxsanba iyo asaga boqor ah. Kuwaani waa ilaahay awoodiisa, ilaahay awoodiisa iyo midnimadiisa iyo weyneyntiisa iyo abuuristiisa waxa loo yaqaana TowxiiduRubuubiyah.

2. Towxiid al-Uluuhiyah: waa tawxiid-ka ilaah nimada, oo asagaa ugu daacadsan. inuu yahay kii xaq lagu caabudahayey, oo aadan la wadaajin cibaadadiisa cid kale. Macnaheedu waa (Laa Ilaaha Ila Laahu) oo xambaarsan macnaha, rabbi xaq lagu caabudo ma jiro Allaah (S.W.T) mooyee. Cibaado kasta oo ay ka mid yihiin, soonka, salaadda, zako, hajj iyo wixii la midka ah o qeyr ah, in Alle darti u gudato. Mana bannaana inad caabudo Alle mooye wax kale. waxa loo baahanyahay inad cibaadooyinka, Alle dartii usameeso. waxa kamid ah: (Salaada inad Alle dartii u dukato, o aadan stustusin, soonkana Allah dartii u soomto, zakadana Alle darti u bixiso, Hajjkana u aad Alle daradi, iyo rummey inuu Allah ku arkaayo cibaado walba aad sameyneyso: kuwaas waxa looyaqaana Towxiidka cibaadada Alle, oo ah cibaada welba aad sameyneyso oo alle darti usamesso waxa loo yaqana. Carabi ahanna توحيد الآ لوهية

3. Towxiidka Macagyada iyo Tilmaamaha Alle (توحيد الآسماء والصفات)

توحيد الآسماء والصفات wa Towxiidka Magacyada iyo Tilmaamaha Alle. micnaha wa inaad rumeyso magacyada Allah oo ku soo aroortay kitaabka kareemka iyo kuwa Axaadiithta ka sugnaatay Nabigeeni (S.C.W). Waxa kamid ah magacyada ama tilmaamaha Alle. Axad, samad, rahman, raheem, malik, quddus, salam iyo wixii lamid ah. Asma`wasifat wa tilmaamaha Alle. Alle wax uusan ahayn kuma tilmaami kartid. Surah khalas, Allah (S.W.T) wuxuu yiri. (Waxaad tirahda (Nabiyow) Allaah waa kali, Allaah waa Rabbi deeqsi badan, Allaah wax ma dhalin, asagana lama dhalin, Wax la mid ah o lagu tilmaami karo ma jiro. ilaahay markad amaaneyso o aad ku tilmaameyso tilmaamihiisa , magacyadiisa iyo sifaadikiisa waxa loo yaqaana. توحيد الآسماء والصفات

Kuwa la xiriira:

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Tawxiid
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?