For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Folkaano.

Folkaano

Folkaano ama fulkaane (Af Ingiriis : Volcano, Af Carabi : ar‎) waa buur dhuleed ama badeed, oo afkeedu sameeyo qarax uu ku ay ku xigto burqashada maadooyin shiilan oo sidii macdan la dhalaaliyay u shubmaysa, isla markaasna wata kulayl, qiiq, gaas, iyo qarax weyn oo ka horeeya intaas, kaasoo tuuraaya dhagaxaan iyo dhimbilo waaweyn oo holcaya.

Qaybaha folkaanaha

  • Dhululbada folkaanah: waana dhinacyada hoobadka ah ee buurta folkaanaha waana daadka macdanta dhalaashay ee ka soo baxday afka folkaanaha, ka dibna noqonaysa macdan adag oo qaboobay.
  • Afka folkaanaha: una samaysan sidii dublada ama weel, taasoo saas u samaysanta markii uu qarxo fulkaanuhu, afkaas waxaa ka baxa qaraxa weyn ,dhimbilaha, iyo macdanta shiilan, Afkaas ayaa gaarikara dhowr kiilo mitir iyo ka badan
  • Qiijiso: waana tubada u dhexeysa kaydka macdanta dhalaashan ee dhulka ku jirta iyo afka folkaanaha,
  • Caadka Gaasle: waa daruur ka samaysan gaas, dambas, iyo qiiq ka baxay folkaanah
Folkaane

Qaybinta Folkaanaha ee Dunida

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jaadadka Folkaanaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Daruur ka samaysan uumi ka baxay folkaane qarxay labo sano ka hor, joogeedu yahay 1 kiilo mitir, sanadkii 1982 washington, Maraykanka.
  • Folkaano dhagaxeed
  • Folkaano Dulleed
  • Folkaano Lakab

Qaraxa fulkaanaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qaraxa folkaano ayaa dhaca markii uu so burqado dhagaxa guduudan ee dhulka hoostiisa mara, wuxuuna soo galaa lakabyo dhulka u dhow, kaasoo soo raadiya dhuun jilicsan oo uu uga baxo dhulka dushiisa, dhagaxaas ayaa wata wax guban oo ay ka midyihiin macdan, qaraxa ayaa sameeyo dhimbilo duulaya oo meelo fog fog ku dhaca, iyo dhagaxaan buurta ka fuqay. dhalaalka ka soo shubmay buurta afkeeda ayaa dhul gaaban ama mid dheer jeexda kaasoo guba wax walboo ka hor yimaada, ka dibna qabooba oo adkaada isagoo midab madow leh.

Samayska Folkaane :
1. kaydka macdanka shiilan

2. Lakab Dhul
3. Uumiso (Qiijiso)
4. Dhulka
5. jiib Fulkaano
6. Jiib duleela
7. Lakabyo dambas ah
8. Dhinac

9. Lakab dhagax iyo dhuxul aj 

10. Qoor
11. Jid feer orde ah
12.Daadka macdan dhalaashan
13. Qiijiso
14. Af
15. Tuf Gaas, uumito, qiiq,dambas, iyo boorka folkaanaha 

Afka fulkaanaha katyafi, arizona, Maraykanka
Loox faneed sawiraya fulkaane
Folkaanaha Ojos del Salado, Argentina (6.891 mitir)


{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Folkaano
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?