For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Hawiye.

Hawiye

Hawiye
بنو هوية
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Turkiga
 Kenya
Luqada

Somali

Diinta

Sunni, Wahaabi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir, Isaaq, Daarood, Raxanweyn iyo qabiilo Soomaali kale

Hawiye (Af Carabi : ar‎,Af Ingiriis : Hawiye) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya.[1][2] ama laba[3][4] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka Soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[5].

Taariikh

Sida uu qoraa Al-Idriisi oo sanadka 12aad, qabiilka Hawiye waxay ku dhaqaaqeen degmooyinka badweynta ka dhaxeysa Xaafuun ilaa Marka, iyadoo xiriir la leeyahay webiga hoose ee webiga Shabeelle hoose. Waxa uu sheegayaa Al-Idriisi Hawiye inay ahayd qabiilka Soomaaliga ugu horaysa ee laga wada hadlayo Geeska Afrika. Qorayaasha carabka ee soo baxay ka dib, waxay sidoo kale qiraayaan qabiilka Hawiye oo la xiriira Marka iyo dhulka hoose ee Shabeelle. Cibnu Saacid (1214-74), tusaale ahaan, waxa uu ka dhigayaa Marka in ay tahay caasimada Hawiye, kuwaas oo noqonaya ciidamada shan todobaadood oo ku yaal dheelmiyo webiga ay dhigato "Niyilka Muqdisho", tixraac wanaagsan oo la xiriira Shabeelle.[6]

Deegaanka

Beelweynta Hawiye waxay wadanka Soomaaliya ka degtaa gobolo badan oo ka mid tahay:

  • Shabeellaha Dhexe oo ay beesha Abgaal ugu badantahay
  • Hiiraan oo ay beesha Xawaadle iyo Gugundhabe ugu badantahay
  • Mudug oo 3/5 degmo ay beesha Habargidir iyo Abgaal ku leedahay
  • Galgaduud oo 8/10 degmo ay beelaha Habargidir, Abgaal, Murusade iyo Duduble ku leeyihin
  • Jubbada Dhexe oo ay beesha Sheikhaal dhinac ka dagto
  • Shabellaha Hoose, oo ay beelaha Abgaal, Murusade, Wacdaan, Sheikhaal, Habargidir iyo beelo kala degaano fara badan ku leeyihin
  • Bakool oo ay beesha Jijeele dhinac ka dagaan
  • Sool gaar ahaan Adhicadeeye iyo Qaraaro oo ay beelaha Fiqishini oo Habargidir ka mid ah dagaan

Sidoo kale, waxaa beesha laga helaa wadanka Itoobiya, gaar ahaan:

  • Gobolka Faafan, gaar ahaan degmayaasha Baabile oo Karanle dagan iyo Gursum oo Karanle iyo Sheikhal deganyihiin isla meeshi ah meesha oo Awoowe Hawiye ku aasanyahay.
  • Gobolka Sitti, gaar ahaan Ma'ayso iyo Goljano oo ay beesha Gugundhabe dagto
  • Gobolka Liibaan, gaar ahaan Filtu, Boqolmaayo iyo Qarsaduula oo ay beelaha Dagoodi iyo Karanle Hawiye dagaan
  • Gobolka Afdheer, gaar ahaan Doolo Baay iyo Raaso oo ay beelaha Dagodia iyo Sheikhaal daganyihiin
  • Gobolka Erer, gaar ahaan Maayu Muluqo iyo Qubi oo ay beelaha Murule dagto
  • Gobolka Shabelle, gaar ahaan Mustaaxiil iyo Feerfeer oo ay beelaha Jidle dagaan

Sidoo kale, wadanka Kiinya waxay degaan ku yihiin:

  • Gobolka Wajeer, oo ay beelaha Dagoodi iyo Ajuuran dagaan
  • Gobolka Mandhera, oo ay beesha Murule dagto

Shaxda Beesha

Cali Jimcaale Axmad waa aqoonyahan Hawiye wuxuu sharxay kitaabka la yiraahdo “The Invention of Somalia” laguna daabacay 1995 “The Red Sea Press, Inc. – Lawrenceville, NJ 08648 ee dalka Maraykanka, wuxuu bogiisa ku wariyay oo yiri Hawiye abtirsigeedu waa sidatan:[7]

Hawiye clan tree (simple version).

Template:Tree list

  • Samaale
    • Irir
      • Hawiye
        • Karanle
          • Kaariye
          • Gidir
          • Sexawle
            • Baad
          • Murusade
            • Sabti
              • Abakar Sabti
              • Abdalla Sabti
              • Idinle Sabti
              • Ibrahim Sabti
            • Foorculus
              • Habar Ceyno
              • Habar Maxamed
        • Gugundhabe
          • Molkaal (Molcal)
            • Badi Ade
              • Afgaab
              • Maamiye
              • Subeer
            • Baydisle
            • Saransoor[8]
              • Gaaljecel
                • Barsane
                • Sooranle
                  • Doqondiide
                  • Dirisame
                  • Dar-Waaq
                    • Abtisame
                    • Lahube
                      • Aloofi
                      • Makahiil Omar
              • Degoodi
                • Fai
                • Dumaal
              • Ciise
              • Masarre
          • Jidle alias Murule
            • Abdi (Yabarsein)
            • Kuulow
            • Sharmarke
            • Nacabsoor
          • Jijeele
            • Reer Faqay
            • Reer Wabar
        • Gorgaarte
          • Hiraab
            • Mudulood
              • Udejeen
                • Kheyre Macalin
                • Adan Yacqub
              • Cabdi Sheikh (Sheekhaal)
              • Darandole
                • Hilibi
                  • Cismaan
                    • Wa'daan
                      • Maalinle
                      • Samakaay
                  • Moobleen
                    • Magacle
                    • Abidig
                  • Ilaaway
                  • Abgaal (Cali)
                    • Harti
                      • Warsangeli
                      • Suul Harti
                        • Maxamed Caroone
                          • Agoonyar
                          • Owbakar
                            • Reer Imaam
                          • Yabar Maxamed
                        • Nugaale (Habar Nugaal)
                        • Cabdalla Caroone
              • Ciise Harti
                    • Wa'budhan
                      • Galmaax Yonis
                        • Yusuf Galmaax
                          • Maxamed Muuse
                        • Cumar Galmaax
                          • Celi Cumar
                          • Reer Mataan (Abdulle)
                        • Abdulle Galmaax
                • Xuseen Yonis
                  • Sahal Koraaye
                • Adan Yonis
                      • Kabaale Wacbudhan
                        • Saleeban Muse
                        • Xeyle Muse
                      • Dauud
                        • Isaaq Dauud
                        • Yusuf Dauud
                          • Reer Ugaas
                    • Wa'aysle (Warculus)
                      • Saleeban Waceysle
                      • Cumar Saleeban
                        • Dhagaweyne Cumar
                        • Faqay Cumar
                        • Cabdalle Cumar
                          • Cali Gaaf
                          • Absuge
                          • Macalin Dhiblaawe
                      • Abdirahman Saleban
                      • Jibraail Waceysle
                      • Haaruun Waceysle
            • Duduble (Maxamuud Hiraab)
              • Maxamed Camal
              • Maqlisame
              • Owradeen
            • Sheekhaal[9]
              • Loobage
                • Maxamed Cagane
              • Aw-Qudub
            • Habar Gidir
              • Sacad
              • Saleebaan
              • Cayr
              • Saruur
          • Wadalaan
          • Silcis
          • Hawadle[10]
            • Samatalis
              • Dige Samatalis
                  • Ciise Dige
                    • Ibrahim Ciise
                    • Madaxweyne Ciise
                      • Ali Madaxweyne
                      • Yabar Madaxweyne
                      • Abdalle Madaxweyne
                        • Agoon Abdalle
                  • Yabar Dige
                    • Adan Warsame
              • Cabdalle Samatalis
              • Faramage Samatalis
                • Reer Ugaas
              • Yusuf Samatalis
                • Abdi Yusuf
        • Jambeelle
          • Hintire
          • Ajuran[11]
            • Gareen
            • Waalamage
        • Xaskul
          • Owsaan
        • Raarane Hawiye

Template:Tree list/end


Dadka caanka ah Hawiye

Siyaasiyiin

  • Aaden Abdulle Osman Daar , President of Somalia, 1960–67
  • Ali Mahdi Muhammad, President of Somalia, 1991–1995
  • CAbdiqaasim salaad xasan, President of Somalia, 2000–2004
  • Cabdullaahi ciise, Prime Minister of Somalia, 1954–1960
  • Ali Mohammed Ghedi, Prime Minister of Somalia, 2004–2007
  • Hassan Sheikh Mohamud, current President of Somalia
  • Mohamed Farrah Aidid, self declare President of Somalia 1995-1996
  • Nur Hassan Hussein, Prime Minister of Somalia, 2007–2009
  • Sharif Ahmed, President of Somalia, 2009-2012
  • Abdirahman Janaqow, Somali leader, deputy chairman of the Islamic Courts Union of Somalia (ICU), Minister of Justice
  • Abdullahi Ahmed Addow, former Somalia Ambassador to the United States (1970–80)
  • Abukar Umar Adani, Islamist, businessman who used to control the El-ma`an beach area which served as Mogadishu's port since the closure in 1995 of the city's main port
  • Bashir Raghe Shiiraar, secular faction leader; member of the US-backed Alliance for Peace and the Fight Against International Terrorism
  • Hassan Mohamed Hussein Mungab, Mayor of Mogadishu
  • Mohamed Abdi Hassan, entrepreneur and faction leader
  • Mohamed Afrah Qanyare, politician who was based to the south of Mogadishu and member of TFG parliament
  • Mohamed Nur, former Mayor of Mogadishu

Saraakii milatari

  • Odowaa Yuusuf Rageh , He is the incumbent Chief of the Somali Armed Forces .
  • Ahmed Maxamed Xasan, Lieutenant colonel who defused Mig-17 jet fighter bombs
  • Daud Abdulle Hirsi, Commander-in-chief of the Somali national forces, 1960–67
  • Hassan Dahir Aweys, leader of Islamist revolution in Somalia, 2006–09
  • Hussein Kulmiye Afrah, vice-president of Somalia under the Siad Barre regime
  • Mohamed Farrah Aidid, Chairman of the United Somali Congress, 1991–1994
  • Mohammed Hussein Ali, Commissioner of the Kenyan police; 2004–08
  • Muuse Suudi Yalahow, politician who served as Trade Minister in the Transitional Federal Government
  • Salaad Gabeyre Kediye, Father of the 1969 revolution

Aqoonyahanno

  • Abdi Mohamed Ulusso, 2003 presidential candidate
  • Abdirahman Yabarow, Editor-in-Chief of the VOA Somali Service
  • Abdulkadir Yahye Ali, peace activist, co-director and founder of the Center for Research and Dialogue [12]
  • Abukar Umar Adani, businessman who operates the Elman port services
  • Ali Jimale, educator at the City University of New York
  • Ali Sheikh Ahmed, dual president of Mogadishu University and Al-Islaah
  • Elman Ali Ahmed, entrepreneur and social activist
  • Hilowle Imam Omar, co-chairman of the reconciliation program 1995-2000
  • Hussein Ali Shido, founding member of the United Somali Congress
  • Hussein Sheikh Ahmed Kaddare, author of the Kaddariya script, 1952
  • Dr Abdullahi Qoryoooley , founder of Hubaal specialist hospital in Mogadishu .
  • Ibrahim Hassan Addou, Former Professor of Washington University. Foreign Minister of the Union of Islamic courts in 2006
  • Omar Iman Abubakar, professor and researcher in Hadith Sunna, Chairman of Hisbi Islam[13][14]

Ugaasyada iyo Wadaadada

  • Imaam Mahamud , imam of Mudulood Hiraab
  • Ugaas Mohamed Ali Ugaas , ugaas of Abgaal
  • Imam Axmed Gurey, Conqueror of Abyssinia
  • Ahmed Diriye Ali, spokesman of the Hawiye traditional elders.
  • Olol Diinle, last king of the Ajuran empire
  • Sheikh Hassan Barsane, Ahmaddi anti-colonialist scholar
  • Sheikh Ali Dhere, founder of the first Islamic Court in Mogadishu

Fanka iyo suugaanta

  • Khadiija Ciise Faracadde, poemist, leadership and peacebuilder.
  • Maxamed Cali Kaariye, Song writer
  • C/Kariin Farax Qaareey (Jiir), Music writer
  • Magool (Halima Khalif Omar), Singer
  • Hasan Adan Samatar, Singer
  • Salaad Derbi, Singer
  • C/Qaadir Jubba, Singer
  • Shamso Cumar Xaydar, Singer
  • Hanuuniye, Singer & Song writer
  • Sulfe, Singer & musician
  • Cumer Shooli, Singer & musician
  • Abdi Bashiir Indhobuur, poet and composer, writer of several patriotic songs
  • Abdulle Geedannaar, poet
  • C/Qaadir Xasan Nageeye, Singer
  • Binti Cumar Gacal, Singer
  • Xabiiba Xasan Tooxoow, Singer
  • K'naan, Somali-Canadian poet, rapper and musician
  • Sheekh Ahmed Gabyow, 19th-century poet

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-08-18. Soo qaatay 2016-03-08.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2005-11-12. Soo qaatay 2016-03-08.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf
  5. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
  6. Lewis, I. M. (1999). A Pastoral Democracy: A Study of Pastoralism and Politics Among the Northern Somali of the Horn of Africa. James Currey Publishers. Retrieved from https://books.google.com/books?id=GWjxR61xAe0C
  7. Ali Jimale Ahmed. Red Sea. p. 123. ISBN 0-932415-98-9 https://books.google.com/books?id=XpdAzRYruCwC&lpg=PA129&dq=Mudulood&pg=PA123#v=onepage&q&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. . p. 1130 https://web.archive.org/web/20230404152746/https://books.google.com/books?id=GREUAAAAIAAJ&dq=Gogondov%C3%B2&pg=PA1130. Waxaa laga kaydiyay the original 2023-04-04. Soo qaatay 2023-02-22.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Bricchetti, Robbecchi. p. 174 https://web.archive.org/web/20230404173812/https://books.google.com/books?id=TmUMAQAAIAAJ&dq=Martille+Herab&pg=PA174. Waxaa laga kaydiyay the original 2023-04-04. Soo qaatay 2023-02-22.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. . p. 60 https://web.archive.org/web/20230210032129/https://ibb.co/TqsxNzY. Waxaa laga kaydiyay the original 2023-02-10. Soo qaatay 2023-02-10.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. Geographica Italiana, Società. p. 970 https://web.archive.org/web/20220819030015/https://books.google.com/books?id=g64yAQAAMAAJ&dq=Giambelle+&pg=RA1-PA970. Waxaa laga kaydiyay the original 2022-08-19. Soo qaatay 2022-08-19.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. . Center for Research and Dialogue. 2005-07-12 http://www.crdsomalia.org/yahya.shtml. Soo qaatay 2010-10-12.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2009-06-11. Soo qaatay 2016-03-02.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  14. http://allafrica.com/stories/200902080003.html
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Hawiye
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?