For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida.

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida

 Bulshada:  Arimaha Bulshada    Hiddaha iyo Dhaqanka    Cilminafsi    Dhaqaalaha    Siyaasadda    Waxbarashada iyo Barbaarinta    Juqraafi    Taariikh    Sharci    Luqad    ( Fikir )    ( Falsafad )  

border=#000000

Fanka iyo Suugaanta Soomaalida

kabanku waa u muhiim heesaha qaaciga

Fanka Soomaalida waa nidaamka, abuurida, qurxinta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha iyo majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika. Guud ahaan, fanka Soomaalidu waa nooc ka mid ah Suugaanta Soomaalida. Sidoo kale, dadka ku hadla Af Soomaaliga waxay leeyihiin fan iyo suugaan aad u heersareeya, qani ku ah aqoon iyo xirfad qoto dheer. In kastoo fanka maanta jira yahay mid aad u da' yar wuxuu leeyahay waaxyo iyo noocyo aad u badan. Kuwaasi waxaa ka mid ah heesaha qaaciga, qaraamiga, heesaha jaaska, ruwaayadaha, majaajiloyinka, filimaanta, bandhigyada fanka, qoob-ka-ciyaarka iyo guud ahaan madadaalada ku baxda luuqada Soomaaliga.

Inkasto sanadahan dambe la casriyeeyay, heesaha fanka Soomaalida inta ugu badan waxaa la isticmaala agab sahal ah, sida kabanka, gitaar, durbaanka, narsada, turunbada, sacabka iyo noocyo kale. Sida badan, heesaha fanka Soomaalidu waa kuwo degan, dhandhan fiican leh, oo inta ugu badan si sahlan loo sameeyo.

Fanka Soomaalida waxaa diyaariya dad badan oo kala duwan, kuwaas waxaa ka mid ah abwaanka (qofka sameeya sheeko, gabay, hees iwm), laxanmiiste, fanaan, jilaa, atoore, muusigyahan iyo kuwo kale.

Maqaal xul ah

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Maqaal xul ah/2



Suugaan xul ah

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Suugaan xul ah/2

Qof xul ah

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Qof xul ah/5

Suugaanta iyo maanta

20 Sebteembar
Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Keydka/Sebteembar/20

/Keydka (Sebteembar)

Portal:Suugaan/Category

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Suugaan/Category/2

Portalo kale

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Portalo kale

Mashaariic Bahwadaag

Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida/Mashaariic Bahwadaag

Hooyga muhiimka ah:
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 ๐ŸŽ‰! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?