Nikel
Nikel
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Nikel (Ingiriis: Nickel) calaamad Ni waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-sideed.
Nikel waa curiye bir oo leh midabka naxaasta oo wax yar cad.
Curiyehan wuxuu ku jiraa birta Diwaanka Curiyeha waxaana laga helaa oogada sare ee dhulka.
Text is available under the CC BY-SA 4.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.