For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Lamadegaanka Saxara.

Lamadegaanka Saxara

Lamadegaanka Saxara
Sawir hawada sare ah oo qaadey NASA.
Countries Aljeeriya, Jad, Masar, Tuuniisiya, Maali, Mauritania, Marooko, Nayjar, Suudaan, Liibiya
Highest point Emi Koussi 11,204 ft (3,415 m)
 - coordinates 19°47′36″N 18°33′6″E / 19.79333°N 18.55167°E / 19.79333; 18.55167
Lowest point Dooxa Qattara −436 ft (−133 m)
 - coordinates 30°0′0″N 27°5′0″E / 30.00000°N 27.08333°E / 30.00000; 27.08333
Length 4,800 km (2,983 mi), E/W
Ballac 1,800 km (1,118 mi), N/S
Area 9,400,000 km2 (3,629,360 sq mi)
Biome Lamadegaan

Lamadegaanka Saxara, Saxaraha Saxara (ingiriis: Sahara Desert; carabi: الصحراء الكبرى, “lamadegaanka weyn ee saxara”) waa lamadegaanka ugu kuleylka badan aduunka, iyo midka sadexaad ee ugu weyn, marka laga reebo Lamadegaanka Antaraktika ee Cidhifka Koonfureed iyo Lamadegaanka Araktika ee Cidhifka Waqooyi ee dhulka, kaasi oo ku fadhiya deegaan baaxadiisu le'eg tahay 9,400,000 kilometir labo-laaban (3,600,000 sq mi) - midaasi oo u dhiganta iskudarka (wadarta) dhulka laboda wadan ee Mareykanka iyo Shiinaha. Saxarahani wuxuu ku yaala wadanada Waqooyiga Afrika ee laga bilaabo Suudaan, Liibiya ilaa bada Midatareeniyaanka, Aljeeriya, Tuuniisiya, Marooko, Masar, Mauritania, Saxaraha Galbeed, Jad, Maali, Nayjar ilaa laga gaadho wadanada dhinaca ku haya lamadegaanka ee bariga ilaa galbeedka Afrika.

Carotuulka meelo badan oo ka mid ah saxarahan waxay gaadhaan dherer joog ah oo dhan ilaa 180 metres (590 ft). Magaca Saxara waxaa laga keenay ereyga “صحارى” "ṣaḥārā" ee luuqada Carabiga ah.

Lama degaanka wayn ama Saxraha weyn waa dhul aad u weyn oo oomane ah. waa dhulka ugu balaaran oo woqooyiga afrika dhaca, waana saxaraha ugu wayn aduunka uguna kulul, 9 milayan oo km isku weer. waxaa ku badan togaga biyaha,


waxa kale oo saxaraha lagu yaqaanaa in maalintii ay tahay kuleel habeenkiina ay tahay qabaw aad udaran,

Lama degaankaan aya kulansanaya kow iyo toban dowladood: Masar, Suudaan, liibiya, tunisiya, Marooko, Aljeeriya, nayjar,Mooritaaniya, jad, maali,Eritrea ,lama degaankan ayaa jeexa wabiga ugu dheer dunida eeNiil,

Meelaha ugu muhiimsan ee ku yaal saxaraha weyn ee afrika.

Gobolka saxaraha wayn waxaa galbeed bada atlaantiga, buuraha adlas iyo bada dhexe woqooyi, bada casna bari bay ka xigtaa, sudaan iyo toga nayjar koonfur, waxaa loo qaybiyaa mandiqada saxaraha wayn qaybo kala duwan sida: saxaraha galbeed, buuraha Hoggar, iyo buuraha Tibesti (Tibesti Mountains), buuraha cayr (Aïr Mountains) waana meel buuro qarfo badan, saxaraha teenaari (Ténéré), saxaraha liibiya (Libyan Desert) waana meesha ugu oonka badan, Cirifka ugu sareeya saxaraha wayn waa (Emi Koussi) dhirirkeedu 3,445 mitir (11,302 fiit) waxayna dhacdaa buuraha tibisti ee wadanka jad.

Dowladaha dhaca lama degaanka weyn

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Toban waddan ayaa si wayn u matala saxaraha weyn





















































sido kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Afrika

{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Lamadegaanka Saxara
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?