For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Lacag.

Lacag

Boga "Beeso" halkan ayaa laga soo toosiyay.
birka marakanka
Lacagtii ugu horeeysay ee warqad laga sameeyo.
Lacag la daabacayo.
lacag kala duwan.

Beeso (Af Ingiriis : Money) waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado. Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul iyo waxyaabo kale leeyihiin.

Hadaba dunida maanta waxaa jira tiro badan oo lacag ah, wadan kasta wuxuu leeyahay beeso u gaar ah, taasi oo qiimaheedu kala sareeyo isla markaana ka sameeysan shilimaan iyo warqado.

Guud ahaan beesadu waa labo nooc: mid shilin ah iyo mid warqad ka sameeysan. Shilimaantu waa qadarka ugu qiimaha hooseeya lacagta wadan leeyahay, inta badana waxa ka soo bilaabmaan hal senti, shan senti, toban senti, konton senti iyo boqol senti.

Boqolka senti wixii ka sareeya waxaa la isticmaalaa warqad taas oo ka bilaabanta kow ilaa malaayiin. Laakiin inta badan, lacagta dunida waxaa ugu sareeysa warqad shan kun ah.

Taariikhda Beesada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Inkasto aanan la hubin, waxaa la sheegaa in sheeyo u eeg shilinka la isticmaali jirey 100,000 sano ka hor. Laakiin waxaa la hubaa in lacagtii ugu horeeysay ay sameeyeen ganacsatadii hore ee beeraleyda ahayd ee ilbaxnimodii Mesobotaamiya (Mesopotamia) wakhti hada laga joogo 3,000 sano Ciise hortiis.

Sidoo kale, lacagta bocoolsha (shell money) wakhtiyo hore ayaa laga isticmaali jirey qaarad Afrika, Aasiya, Ameerika iyo Ustareeliya.

Shilinka shaanbadeysan ee astaamaha iyo calaamadaha leh, kaas oo ka samaysan dahab iyo naxaas, waxaa la alifey intii u dhaxaysay 650 ilaa 600 ciise hortiis.

Qeybaha Beesada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qiimaha Beesada=100 shilin

Lacag waxee noqon kartaa ayada oo xaanshi ah ama shilin ah, waxaana loogu talagalay , kala ganacsiga ama wax kala iibsashada. lacagta waa shay oo maalin walba la isticmaalo.

Sideed u maarayn kartaa hantidaada?

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • „Kii raaxaysi jecelu miskiin buu ahaan doonaa, Oo kii khamri iyo saliid jeceluna taajir ma noqon doono.”
  • „Taajirku masaakiintuu u taliyaa Oo kii wax amaahdaana midiidin buu u yahay kii wax amaahiya.”
  • „Waayo, midkiinnee doonaya inuu noobiyad dhiso oo aan kolkii hore fadhiisan inuu xisaabo intay ku kacayso, inuu ogaado inuu haysto wax uu ku dhammeeyo iyo in kale? Waaba intaasoo markuu aasaaska dhigo oo uu dhammayn kari waayo, kuwa eegaya oo dhammu ay bilaabaan inay ku qoslaan, iyagoo leh, Ninkanu wuxuu bilaabay inuu wax dhiso, waana dhammayn kari waayay.”
  • „Markay wada dhergeen, wuxuu xertiisii ku yidhi, Ururiya jajabkii hadhay, waxba yaanay ka hallaabin.”
  • sidoo kale waxaa jira dhallinyaro badan iyo article lo badan oo ka hadla sida ay dhallinyaradu lacag uga sameyn karaan online gaar ahaan wakhtigan dambe ee tiknoolojiyaddu ay aadka u horumartay.

sido kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Lacag
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?