Lévis, Quebec
Levis waa magaalo ku taal koonfurta magaalada Quebec City, gobolka Quebec. Levis waxay leedahay dad ka kooban 143,414, oo ah magaalada 33aad ee ugu weyn Kanada.[1]
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Text is available under the CC BY-SA 4.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.