For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Khuraasaan.

Khuraasaan

masjidka aljumca, ku yaal haraat, afgaanistan, ahaa, haraat ayaa ahayd caasimadii khuraasaan

Khuraasaan[1] ama khuraasaanta wayn (af-carabi: خراسان الكبرى, af-faarisi: خراسان بزرگ ) waa gobol weyn oo kulminaya qaybo ka mid ah afgaanistaan turkumanstaan iyo gobol hada iiraan ka mid ah oo isna lagu magacaabo khuraasaan, waxaa ka mida magaalooyinkiisa caanka ah, haraat,[2] nisabuur[3], duus [4](mash-had loo yaqaan maanta) balakh[5], marwi[6],  islaamka ayaa wuxuu qabsaday waagii cusmaan bin cafaan waxaana loo aqoonsaday khuraasaan al-islaamiyah

Faarisyiinta (dadka iiraan) ayaa u badan dadka dega dhulka loo yaqaan khuraasaan , waxaa kaloo dega qowmiyada bashtuuga, baluushiga, iyo qowmiyada turkida, islaamku inta uusan galin waxaa la aaminsanaa majuusiyada, islaamka ayay wada qaateen reer khuraasaan, dhulkaas waxaa ka talin jiray dowlado kala duwan ee muslimiinta ah, waa meesha ay ka soo aasaasantay dowladii cabaasiya, waxaa ka soo baxay culumo badan oo uu ka midyahay imaam muslim oo ah muxadiska labaad ee qoray axaadiista rasuulka scw.

khuraasaanta maanta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waa gobol ka mida dalka iiraan magaala madaxiisu waa mash-had.


{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Khuraasaan
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?