For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Jarmalka.

Jarmalka

Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka
Bundesrepublik Deutschland (Af-Jarmal)
Calanka Jarmal
Calan
Qaarada Yurub
 -  Madaxwayne
Area
 -  Total 357,021 km² 
137,847 sq mi 
 -  Biyo (%) 2.416
Cadadka Dadka
 -  2012 qiyaas 83,305,856 
GDP (nominal) 2020 estimate
 -  Total $4.245 Trillion (4th)
 -  Per capita $44,550 (17th =)
Lacagta Euro

Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka ama Jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka, waxoona ka koobanyahay 16 Gobol. Wadankaan waxoo ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub, waxoona xad la wadaagaa wadamada Faransis ka, Denmark, Luksemburg, Beljim, Holland, Switzerland, Austriya, Jamhuuriyadda Czech iyo Boland. Magaalo madaxda wadanka waa Berlin. Wadanka jarmalka markiisa hore woo kala qeebsanaa, waxeena isku keentiisa ee dhamaatay 1871dii, dagaaladii aduunka kii labaad ayaa wadanka jarmalka la kala qeebiyay ka bilaabato 1949kii ilaa 1990kii, waa markii oo wadanka mar kale midoobay. Jarmalka waxoo leeyahay Taariikhda ugu dheer ee qaarada Yurub. Wadanka jarmalka waxaa degen dad gaaraayo ilaa 83miliyan oo qof, waa wadanka ugu dadka tirada badan qaarada Yurub, waana wadanka Ugu dhaqaalaha xoogan qaarada Yurub, Dhaqaalaha jarmalka waa dhaqaalaha sadaxaad oo ugu weyn aduunka, waxoo ku xigaa mareykanka iyo Jabaan. Wadankaan waa wadanka ugu dhoofiska badan matoorka qaarada Yurub.


[1].


Wadanka Jarmalka waa wadanka ugu taariikhda dheer Yurub, waxaana laga helay dadkii horay u degenaan jiray raadkoodii 700,000 oo sano kahor. Dadkii biniaadanka hadda jiro ka xooganaa, oo la dhihi jiray Neanderthal intii eesan isku bedelin biniaadanka hadda jiro 40,000 oo sano ka hor , waxee ku noolaan jireen wadanka Jarmalka.

Juqraafi ahaan wadanka Jarmalka waxa uu kuyaalaa Bartamaha iyo Galbeedka Qaarada Yurub, waxa uuna xuduud la leeyahay wadanka Denmark dhanka waqooyi, Boland iyo Jamhuuriyada Jeeg dhanka Bari, Austriya iyo Iswisarland dhanka koonfureed, Faransiiska iyo Luksemburg dhanka Koonfur Galbeed, Beljim iyo Holland dhanka Waqooyi Galbeed.

-_-_-_:.

_-_—_—_-_-:.

-__-___-__—-___-_-_:.

-_-_-_-_—___-_-_-_:.

_-_-_____-_-_-_-_:.

_-_-_-__-_-_-_-_____-_:.

  • ETc……..!!’?………!!’?….!!’

[2].:


Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Jarmalka
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?