For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Dadka Cad.

Dadka Cad

Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan dad cad. Maqaalo kale fiiri dadka cad ee reer Yurub.

Dadka Cad (ingiriis: white people; carabi: عرق أبيض) isir ahaan loo yaqaano "Qooqaasiyaan" (causcasian) waa dad midab cadaan ah leh kuwaasi oo asal ahaan ka soo jeeda qaarada Yurub laakiin maanta ku nool meelo badan oo aduunka ah.[xigasho u-baahan]

Fikrada ah kala saarka iyo soocitaanka aadamaha waxay bilaabantey qarnigii 17aad goortii uu socday ganacsiga adoonta ee qaarada Afrika laga soo gurayay Dadka Madoow, si loogu shaqeeysto Ameerika dhexdeeda.[xigasho u-baahan]

Wakhtiyadii ka dambeeyay waxaa caan noqotey firkada ah in dadka caalamku u kala baxaan cadaan, dad madoow, kuwo midab ah iyo kuwo huruud ah.[xigasho u-baahan]

Guud ahaan, dadka cad waxay maanta ku dhaqan yihiin meel kasta oo caalamka ka mid ah, waxayna aad ugu badan yihiin qaarada Yurub, qaaradaha Ameerika (waxay xoog u degaan Waqooyiga Ameerika sida Maraykanka iyo Kanada; laakiin kama maqna wadanada Koonfur Ameerika), Ustareliya, iyo Bariga dhexe meelo badan oo Aasiya ah iyo qaarada Afrika ooy si badan u dagan yihiin wadanada Koonfurta Afrika.[xigasho u-baahan]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Dadka Cad
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?