For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Aakhiro.

Aakhiro

Aakhiro

Aakhiradu (ingiriis: Hereafter ama Afterlife) waa hooyga dadka iyo jinku tegaan markeey dhintaan. Qaab kale hadii loo dhigo, aakhiro waa meel Alle (s.w.t) ogyahay oo noolaha dhamaantii la iskugu keeni geerida ka dib.

Aakhiro waxay leedahay Jano aad u raaxo badan, iyo cadaab aad u kuleyl iyo dhib badan.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, aakhiradu waa meel lagu noolaan doono daa'in abid, oo nolol iyo dhimasho ka dambeeysa malahan.

Maxaa dadka ku dhaco dhimashada kaddib?

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

“Kuwa noolu way og yihiin inay dhiman doonaan, laakiinse kuwa dhintay waxba ma oga.” Sidaas daraaddeed markaannu dhimanno, jiritaankeenna wuu dhammaadaa. Kuwii dhintay ma fekeri karaan, wax ma sameyn karaan oo waxna ma dareemi karaan. Markaan dhimanno nafteenna jidhka kama baxdo. Marka qofka dhinto waxaa la waydiinaaya saddex su'aalood 1, waa kuma rabbigaa 2, waa kuma rasuulkaaga 3, waa tee diintaada

Haddii uu Garto saddex daas su'aal Waxa uu galaaya jannada Haddii uu garan waayo Waxa uu galaaya naarta Ilaahay hanaga badbaadiyo.

{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Aakhiro
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?