For faster navigation, this Iframe is preloading the Wikiwand page for Calan.

Calan

calamada caalmak

Calan waa cad ama gobal maro ah, taasoo lagu kor sawiray sawiro, loona isticmaalo astaan ahaan. Dal walba oo aduunka ku yaal wuxey leedahay calan u gaar ah oo lagu aqoonsado.calanka dunida ugu dada wayn ee intii lasameeyay aan wax aad ubadan laga bedelin ilaa iminkana la isticmaalo waxa loo aqoonsanyahay in uu ayahay calanka boqortooyada Denmark dawlad walibana waxa ay leedahay calan ka duwan calanka dawladaha kale xiliyadii fogaa calanka waxaa loo isticmaalijiray xilyada dagaalka in ay ciidamadu isku gartaan oo laysku fahmo waana uu sii hore maray isticmaalka calanku oo waxa uu ugudbay in loo isticmaalo bada iyo doonyaha taas oo calanka ka dhigatay wax aan laga maaarmikarin.

Taariikhda calanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka calanku waxa uu aad ugu faafay wadamada hindiya iyo [guurceel] waxa xili aad u fog laga isticmaalay calanka wadamada bariga aasiya waxa kale oo kamida calamada caalamka ugu dad way calanka holland waxyaabaha calamada loo isticmaalo waxa kamida in uu calaamd u noqdo wadanka iyo hscabka kunool waxa kale oo loo isticmaalaa waxaa astaan kadhigta sida shirkada iyo ururada ama hayadaha.

calamada Degmooyinka Soomaaliya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{bottomLinkPreText}} {{bottomLinkText}}
Calan
Listen to this article

This browser is not supported by Wikiwand :(
Wikiwand requires a browser with modern capabilities in order to provide you with the best reading experience.
Please download and use one of the following browsers:

This article was just edited, click to reload
This article has been deleted on Wikipedia (Why?)

Back to homepage

Please click Add in the dialog above
Please click Allow in the top-left corner,
then click Install Now in the dialog
Please click Open in the download dialog,
then click Install
Please click the "Downloads" icon in the Safari toolbar, open the first download in the list,
then click Install
{{::$root.activation.text}}

Install Wikiwand

Install on Chrome Install on Firefox
Don't forget to rate us

Tell your friends about Wikiwand!

Gmail Facebook Twitter Link

Enjoying Wikiwand?

Tell your friends and spread the love:
Share on Gmail Share on Facebook Share on Twitter Share on Buffer

Our magic isn't perfect

You can help our automatic cover photo selection by reporting an unsuitable photo.

This photo is visually disturbing This photo is not a good choice

Thank you for helping!


Your input will affect cover photo selection, along with input from other users.

X

Get ready for Wikiwand 2.0 🎉! the new version arrives on September 1st! Don't want to wait?