Badda Iija
Coordinates: 36°28′N 22°57′E / 36.467°N 22.950°E
Badda Aajen (giriiq: Αιγαίον Πέλαγος; Aigaio Pelagos, [eˈʝeo ˈpelaɣos] , Af-Turki: Ege Denizi) , waa laan ka mid ah Bada Midatareeniyanka dhererkeeda 643.5 km ballaceeda 322 km, waxa ay u dhexeysaa jasiirad la moodda Giriigga iyo Anaadool, iyadoo ku xiraysa Badda Marmara dhanka gacanka Dardaniil, waxa ayna ku jiiftaa Turkiga iyo Giriig.
Eeg sidoo kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Jasiiradaha Aajen
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Badweyn | ||
---|---|---|
Bad yar |
Text is available under the CC BY-SA 4.0 license; additional terms may apply.
Images, videos and audio are available under their respective licenses.